Shirkii Dhameystirka Heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna oo maanta baaqday

Waxaa dib u dhac ku yimid furitaanka Shirkii lagu dhameystiri lahaa Wadahadaladii u dhaxeeyay Maamulada Galmudug iyo Gobolada Dhaxe Ahlu Sunna oo maanta lagu waday in Dhuuso Mareeb ka furmo. Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuuso Mareeb ayaa sheegaya in dib u dhac ku yimid xaflada furitaanka shirka Dhameystirka heshiiska labada dhinac oo qorshuhu ahaa … Continue reading Shirkii Dhameystirka Heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna oo maanta baaqday